Solr Search

Warka Somali Bantu TV 07 08 2108 By Muktar America Madin Ibrahim Wariye Mudka Yusuf Daab Yaanbe Maca

Twitter icon
Facebook icon
Google icon
StumbleUpon icon
Del.icio.us icon
Digg icon
LinkedIn icon
Pinterest icon
e-mail icon
Producer: 

Maamo Madina alkaal cusmaan oo ah 90 jir kana mid ah barakcayaasha kunool kaamka jiliyaal ee magaalada jowhar oo ii hadashay ayaa sheegtay in Xalay abara 2labada saqada dhexe ama sideeda habeen nimo ay u dhaceen rag qoryo ku hubesan xiligaas oo ay uso baxday suuli sidaas oga si fogeen hooyga kaamka ayka dagantahay isla markana aykala so tageen kuna kufsadeen meel hoygeeda kasii fogeen Waa uu isoo kaxeestay oo garabka ayuu igu qaaday waxuu haa nin aad u xoogan marka uuikeenay biraha warshada isnaay wuuw iska kee riday oo dhuulka ayuu igu tuuray durba wuwna I kufsaday xiligaa ma aboodin inan qeyla dhaameyo oo qof da ah Ayaan ahay waxaan fahamkeygi ama xisba helay sakay anigo hospitalka yaala isla markaana dhiig baxaya ayey tiri maama madiina alkaal cusman oo aanku booqday isbitalka gobol sh dhexe oo lagu dabiibayey

Produced with facilities provided by Vermont Community Access Media (VCAM).

Episode Number: 
110
Original Airdate: 
Monday, August 6, 2018

Shows In This Series